Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Ciidamada AMISOM oo qof shacab ah dilay

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa goordhaw lala eegtay kolonyo gaadiid ah ay wateen Ciidamada AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa Xaafada Suuqa Xoolaha iyo Isgooska SOS ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa miino uu haleelay mid kamid ah gaadiidkii ay wateen ciidamada AMISOM, lamana oga ilaa hada khasaaraha qaraxaasi kasoo … Continue reading Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Ciidamada AMISOM oo qof shacab ah dilay